
Fanaanada codka macaan ee Kinsi xaaji aadan
Maxaad ka taqaan Kinsi xaaji aadan
Waxaan wax yar ka taatabanaynaan Tariikh nololeedkii fanaanda wayn ee somaliyeed Kinsi Xaaji aadan oo ku magac dheerayd (Caqaarta) kinsi la ma soo koobi karo taariikhdii dhex martay iyada iyo fanka lakiin waxaan is ku deyayaa in aan ka soo xogto wax yar
By: Maxamed C/laahi Cali Tiriig
Fananada wayn ee Kinsi xaaji aadan waxay ku dhalatay waqooyiga somaliya waxay ka bilowaday iskuulaka magalada hargaysa Kisn si xaaji aadan Caqaarta waxay bilowday fanka todobataneeyadii fanaanada kinsi xaaji aadan waxay soo waday fanka xili aad u dheer waxay na ka mid ahayd fanaanita aad iyo aad ka loo jecel yahay kinsi waxay bilowday fanka iyadoo yar sid ay fananita qaarkood sameeyaan ba kinsi heesteedii ugu hareeysay waxay ahayd hestii la oran jira WAJIYAAL IS XASUUTA oo ku jiray riwaydii la oran jiray WAJIYAAL IS XASUUTA IYO JACAYL KALA WAALAN waa riwayadii ay ku so baxday kinsi xaaji aadan riwaayadaa wixii ka danbeeyey kinsi waxay si joogto ah u sii daba gashay fanka Kinsi waxay ka qayb qadatay riwayado badan Kinsi xaaji Aadan caqaarta waxaa sifiican ugu soo dhaweeyey fanka abawan kii waynaa ee can ka aah Ahamed saleebaan bide oo ku daray kinsi riwaayado badan oo ay soo sareen kooxdii can ka ahayd ee Waberi waxaa ka mid aha riwaydaha ay xiliga ka qaygashay oo kinsi Xaaji aadan meel wayn ka ciyaraysay riwaayadii can ka ahayd ee la oran jiray MASIIBADA ADUUNKA YAA U MACALIN AH heesta ugu macaanayd riwaydaa amaba ay ku socotay riwayda macnaheedu ayaya ka qaday qadatay kinsi xaaji aadan iyo Faduma cali cilmi (haladhaa) oo isugu jiibinayey oo haldhaana ay ku metelaysay gabadh dhaqanka meel wayn kaga jirta Kinsina ay ku metelaysay gabadh casriga la ciyaaraysa hees tuna waxay ahayd
NAFTADAN LAMA HAGRADO QAYRKAA KA HAD WAA HABAAR HERYADAN AAD SIDATIYO HAYLAHAN WA LAGA ILBAXAY DHALANTA AAD HALAGSATIDE MAKUU GACAN HADIYAA HANEEDKA MAKUU QABTAA HOBAANTA MA KUU GURAA
Intaa waa inta ya tiri kinsi xaaji aadan tiri
Haldhan waxay ku jawaabtay sidan
Kinsi xaaji aadan silsilada fanka sifiican bay usii dabagashay waxayna ka qayb qadan jirtay riwaydaha waa wayn sida XISHOOD IYO JACAYL oo ay iyan door fican ka ciyartay wixii dagalada ka danbeeyey kinsi xaaji aadan waxay deganayd wadan ka jabuuti waxay ku samaysay riwaydo badan oo ay la samasay kooxo yar yar kinsi hada waxay joogtaa somalya lakiin dhitaadawa way ee kinsi ay ka cabanaysaa waxaa weeyaan in fan kii uu noqday xabaal timir taal siiba heeseheesii oo ay ka qadan fananii yar yari qurbaxan heesah kinsi xaaji aadan oo lagu soo baxay waxa ka mida heesta wajiyaal is xasuuta oo gabadh reer itoobiya ah ay ku soo baxaday waxa kale oo qada heesaheeda fanaanda way ee saynab laba dhagaxa iyo fanaani kaleba
KINSI XAAJI AADAN HEESAH AY QAADO
IYO
ABWAANIN TA U SAMAYSAY
Heesaha ay qaado Kinsi Xaaji Aadan.
Heesta midhaheeda waxa curiyay Abwaan Tuug Tarabi?
Heestan magaceeda waxa la yidhaa:
Yuuqyuuqsadaa
Heestan magaceeda waxa la yidhaa:
Horta yaa abaal gala
Heesaha ay qaado Kinsi Xaaji Aadan.
Heestan magaceeda waxa la yidhaa:
xagay gacalo soo mari
Heesaha ay qaado Kinsi Xaaji Aadan.
Heestan magaceeda waxa la yidhaa:
Sida cadho libaax qaba
Heesaha ay qaado Kinsi Xaaji Aadan.
Heestan magaceeda waxa la yidhaa:
Markaan idhi u yeedh
Heesaha ay qaado Kinsi Xaaji Aadan.
Heestan magaceeda waxa la yidhaa:
ila xidh hoosa
INTAAS AYAAN KU SOO KOOBAYNAA HEESA AY QAADO KINSI LAKIIN HEESA AY IYADU LAHAY LAKIIN HADA AY FANAAN KALE QAADAN WAXA KA MID AH
DHABTA MIYAAN KU SAARAA OO AY QADO SAYNBA LABA DHAGAX
WAJIYAAL IS XASUUSTA OO AY QAADO GABADH KALE OO FANAND CUSUB AH
CAASHAQAA MABARAN WELI
MATAN KAAYGII GEED QARIYEE
XAREED LAGUMA WACNAADOO ABAAR LAMA XUMADEE WAXAA QADA SACAADA ALLEL
SIDA RUCUBKA NAASAHA HADBA SOO RUXAAYO
WAATAA TAARIIKHDII KINSI XAAJI AADAN FAANOLE FARI KAMA QODNA INTAA MAHA IYOIN UDHOWTOONA TAARIIKHDA YA WADAAGAAN FANKA IYO KINSI XAAJI AADAN WAA KA BADAN TAHAY INTAA MARKA WATAA INTAAN ANIGU YAHAA WII DHEERAADA KU DARSADA THNX WIIXII QALDAN KASARA HADA II QABTAAN SUAAL WAAKAAN EMAILAKAYGA
BADHAN6@HOTMAIL.COM OR CALITIRIIG@AOL.COM