

Taariikhda Fanaka Maryan Mursal
By Maxamed C/laahi Cali Tiriig
Mataqaan fanaka manta hooyadii hadan aqoon adigoon is halayan hos yara firi aniga ku frasameeyey waa fananada Maryan mursla ciise hooyada musiga somaliyeed
Maryan waxay tiri fanku maha faras la fuula lagan dego ee waa fahmad eebe ku siiya maryan waxay fanka biloday iyadoo yar waxayan aaragay iyado oheeso somaliya qadaysa ka bacid fanana in ay noqoto bay goosatay markay kortay heestii ugu horaysay ee ay qaada waxahy ahayd heesta
Indho caashaq buu igu eegayo
Ana waan arkoo inbiirsado oogada sariyo
Uurkiyo wadnahuu ku abuuranyo
Waxaa sameeyey abawaan xasan maryana waxay tiri markaan yaraa waxaan ahaa qof ku xidhan abawanada iyo fananaiita iga waawayan waxan isku dayi jiray in aan fanka la wadaago oo waxaan u ahaa ilamahood aoo kale aan ka fogayan jirin mar walba. Maryan waxay la soo shaqaysay fananaiin aad u badan mid yar iyo mid waynba leh gaar ahana waxay la soo shaqaysay ahmed
Raasamaadka guud iyo
Raaxada aduunyada raaya nin ki helaa
raganimo ku faanee
heestan waxaa sameeye Xuseen aw baarax laxankan waxaa saray Maxamed saleeban waxy heestu soo baxday Markii uu AAdan cade ka haa somaliya Madax waynaha waxayan ku salaysnayd Siyaasad ee mahany hees jacayal ah dadbadan baa u qata in ay heestu ahayd hees jacayal ah.
Wixii ka danbeeyey burburkii maryan waxay u so gudubtay qurbaha oo ay tiri waxaan moodaayey in aan barwaaqo ugu imanayno lakiin aanu dhib kula kulanay oo uu nagu dhacay dhaqan waa dhaalaan waa iyo dalwaa waxaba waxaa ay marayan manta joogtaa wadanka Holland halkaas oo ay inbadan deganayd waan fanada keliya ee soamliyeed ee fankeedu uu ka baxay somalida dhexdeeda uuna u gudbay dadka qaldaad waxay tiri maryan markaan soo qaxay kadiba e aan yurub imid yurubiyanku ima aqoonin waxan ahayd waxa iyaqanay waxay ahayeen Somali somalina malaha meeshaan imid markaa intaan joogay waxaan ku dadalayey in aan uujiyo biladayda waxayan igu qadatay 7 sano in aan ku tuso yurubiyaanka in aan hay xidig kamid ah xidigaha somalyeed ee fanka waxay soo martay aduunka odhan waxay tagtay faransiika oo lagaga qaday intixaan ayan ku baastay meel fiicanka gashay guul wayna ay ka gaadhay oo ajinebi aan Somali weligii maqal ay gaarsiisay codkeeda tustayna in somaligu leeyahay fan iyo suugan waxayna tiri waxan ku faraxsanahay riyadayda ii rumoday ee aan dad aan weligay luuqadayda maqal aan garsiiyey ayan ku heeseen oo ay xusho gaar ah u hayan manta.
Maryaan 7 sano waxay u shaqayanaysay in ay magaca somaliyeed kor u qado waana gaadhay waxa ay ku jirtay nin ajinebi ah koox u la sameeyey markii danbena ay guusheedi ka gaadhay way ka baxday oo uu lacagtii ka qatay aanun waxba sina markaa waxay goosatay in ay iyadu kooxgaar ah samaysato oo isugu jirta African badan yaduna ay Somali ka tahay in kasta oo jeebxumani la soo deristay oo aanay weli kooxdii shaqa gelin hada waxay wadaa fan iyad au gaar ah oo ay ku urunisyo lacag ay kooxdi ku dhisto riyadeeda labadan waxa weeyey in ay somaliya ku noqoto kan dhisto guriyo nolosheedii waayo waayon wax ka garto.
Maryan waxa la waydiiye markii waraysiga laga qadayey Jacaylkii dhex maray iyada iyo Ahmed cali Cigal markaa waxan ka helay jawabtay ka bixisay faninta badan koodu ma jecal in ay si daacada u ahdlaan lakiin maryan lama baqdo weedheeda waxay tiri nin baa manta I qaba hadan ahmed jacaylkiisi ka ga sheekeey raadiyahan nin kii baan ka baqayaa in uu I furo markaa amigo sodoh ah oo konton jira hadii sadex laygu furo ii ma fiican waxaase fiicana lahayd in ahmed cali cigal halakan ila fadhiyo lahaa markaas waan ka sheekayn lahaa lakiin hada isagiina waa maqan yahay ana furin ma qadi karo. Lakiin waxay tiri waxa jiray heesah aanu wada qadno kuwo aad iigu dheera isagan kuwo aad ugu dheeraa oo jacaylkii labadayada nahaye kal turjumayey in kasta oo aan jecalahay heesaha uu ahmed cali qaado badankooda iyo khadra daahirba iyo dhuule iyo kayskay fananintaas inkasta oo aan heesahooda jecalahay hadan waxa jirtay hees aan anigu u qadi jiray ahmed markaan guursaday kadiba oo dadku nagu kaceen waxay ahyd.
Dhulka kuguma aaminin circa kuuma dhoofsheen
Dhuuntaadan mari karine laabtaan ku dhigan laa
Heestan waxay u tirisay ahmed
Somaliya sheekoyinka jacaylka marka la soo qaad qaado wax alagu daraa laba sheeko oo ah ahmed
Mryan showyo badan bay wadaa xitaa waxay tagtay s/land oo markay tagtay lagu yiri maxaad ka doonaysa halakan oo ay tiri dhulkani waa dhul somaliyeed waan dhulkaygii iyo dadkaygii ayna ka samaysay show aad iyo aad u cajib ah waxay iti waxa igu yaabbadanaa markaan hayrgaysa meesh qaadka tegay oo dadkii oo dhani igu soo yaaceen oo yirahdeen waa maryan mursal oo markana arkay jacaylka ay I hayaan aan hooin ku waashay waxan somaliya u rajayanaya nabada in aan ku waaro
Wixii qalad ha ee aad ku aragtaan ii soo sheega badhan6@hotmail.com
